ARRIMAHA SOOMALIYEED MAALINBA MEEL AYEY SOO MARAYSAY; LAAKIIN MEESHA AY HAATAN
MARAYSO AYAA AH MID AAD LOOLA YAABAY GUDAHA IYO DIBADABA. QOF AMA KOOX
MUCAARAD WAA NOQON KARTAA, LAAKIIN WAA INEY LEEYIHIIN BISAYL SIYAASADEED OO AY KU
FAHMI KARAAN QATARTA UGA IMAAN KARTA FICILKOODA.
SIDA AAN MAQLAYNO, AL-SHABAAB IYO KUWA KALE OO MUCAARADKA AH WAA LA SOO
DHAWEEYEY OO DHAWR JEER WAXA LAGA CODSADAY INEY KUSOO BIIRAAN DAWLADDA LOO
DHAN YAHAY. WAXAAD MOODAA INEY SHEEGANAYAA INEY IYAGA KALIGOOD YIHIIN
MUSLIMIIN DHAB AH OO AY KOOXAHA KALE U AKRAAN GAALO.
ABUUKAR HIRAABE
EDMONTO, ALBERTA, CANADA.