Anda di halaman 1dari 3

Thursday, June 9th, 2011

Baar Bogga Radio Muqdisho

BOGGA HORE

WARARKA

DUNIDA

BARNAAMIJYO

XUSUUSTA RAADIYAHA

KULANKA JIMCAHA

RADIO MOGADISHO

TUBTA TOOSAN

Ajnabi Shabaab ka tirsan oo la dilayDAAWO SAWIRRO


Published on June 8, 2011 by admin1Comment5,857views

WARARKA
Banaan baxyo looga soo horjeeda goaankii R/wasaaraha oo Muqdisho ka socda Kumannaan dadweyne ah ayaa saakay isugu soo baxay ... Heshiiskii Madaxda Dowladda ee Kampala ka dhacay Warsaxaafadeed Iyagoo ka duulaya goaankii Golaha Amaanka ee Qaramada ... War Murtiyeed ka soo baxay ICG oo lagu codsaday in la taageero AMISOM Kooxda xiriirka caalamiga ah ayaa ka codsatay beesha ... Dhagayso warka subaxnimo

TUBTA TOOSAN
Ka ganacsiga dadka iyo Diinta Islaamka Diinta Islaamku waxay u soo degtay naxariis, eebbana ... Waa Kuma Shahiid? BilowgiiBishanciidammogaarahoo Amerikaan ah ... Tubta Toosan iyo Dowlad-wanaaggaDHAGEYSO Barnaamijka Tubta Toosan todobaadkaan waxaan uga hadlaynaa Dowladwanaagga, ... Tubta Toosan iyo Dilka Usama Bin Laden- DHAGEYSO Barnaamijka Tubta Toosan Todobaadkaan waxaa looga hadlay saameynta ... Ma wada noolaan karaan Muslimiin iyo Dadka aan Muslimka ahayn? Barnaamijka Tubta Toosan Todobaadkaan waxaan uga hadalnay Wada ... Isu turista iyo DulqaadkaDhageyso TUBTA TOSAN 25 04 11In la isu dul ... Islaamka iyo Wada noolaashaha Marka aan wadanoolaasho ka hadlayno, waxa aan ulajeednaa ... Dilka Baniaadamka iyo Mowqifka Shareecadu iska taagtay Quraanka Kariimka ah iyo Sunnada Nabiguba NNKH, ... Afduubka iyo Diinta Islaamka Muddooyinkii dambe waxaa dalkeenna ku soo batay afdduubka ... Qeybta 3aad ee Barnaamijka Tubta Toosan oo ku saabsan Tacaddiyada loo geysto Meydka, DHEGEYSO Barnaamijka tubta Tosan waxaa todobaadkaan looga hadlayaa ...

Ciidamada Dowladda ayaa xalay Agagaarka Xerada Asluubta ku dilay laba nin oo ka tirsanaa Khawaarijta Shabaab oo midkood uu heystay dhalashada waddanka Canada. Abaanduulaha Ciidamada XDS Generaal C/kariin Yuusuf Dhegobadan ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ciidamadu ay toogteen labadaan nin oo watay gaari, isla markaana diiday in ay istaagaan, kaddibna dagaal bilaabay markii ay hubsadeen in ay ciidamadu isku hareereeyeen. Midka ka mid ah Labadan nin ayaa ahaa Canadian, la baxay C/raxmaan Canadian, wuxuuna Shabaabka u qaabilsanaa gobollada Jubbooyinka halka midka kale uu ahaa Soomaali sida uu sheegay Dhegobadan. Abaanduulaha ayaa sheegay in ciidamadu ay gacanta ku dhigeen hubkii ay wateen raggaan iyo waliba Passport-kii ninka Ajnabiga ah uu watay, wuxuuna tilmaamay in faahfaahin dheeraad ah ay hayadaha ammaanku soo saari doonaan dhawaan, isagoo askarta howl galkaasi fulisay u sheegay in min hal darajo la dallacsiin doono.

warka subax 09 06 2011

Jaaliyada Manchester oo baaq u dirtay dowladda Kulan balaaran oo ay isugu Yimaadeen jaaliyada ...

WARARKA DUNIDA
R/wasaaraha oo maanta Booqday degmada Boondheere (Sawirro) Sheekh C/Majiid oo Muqdisho ku geeriyooday (Daawo Sawirada) Sawirradi ugu dambeeyay Maanta Daawo Sawirrada Bannaanbax Ciidamada lagu taageerayay Qubuuro Wadareed laga Helay Goobihi shabaab maanta laga Cayriyay, SAWIRRO

KAYDKA WARARKA
Select Month 6

http://radiomuqdisho.net/ajnabi-shabaab-ka-tirsan-oo-la-dilay-daawo-sawirro/

Page 1 / 3

Readers Comments (1)

Gaabow says:
June 9, 2011 at 10:11 am

hala dilo gaalada qawaarijtaa way kasta oo lagu arko ciidamada way mahadsanyihiin waana ay dadaaleen wayna badbaadiyeen shacabka Somaliyeed
Reply

Name (required)

Email Address (required)

Website (optional)

http://radiomuqdisho.net/ajnabi-shabaab-ka-tirsan-oo-la-dilay-daawo-sawirro/

Page 2 / 3

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment. Submit Comment

2011 Radio Muqdisho. All rights reserved. Bogga Radio Muqdisho oo afti qaaday. Nagu Saabsan Nala Sooxiriir

Ministry of Information - Transitional Federal Government

http://radiomuqdisho.net/ajnabi-shabaab-ka-tirsan-oo-la-dilay-daawo-sawirro/

Page 3 / 3

Anda mungkin juga menyukai